Waa guri aan rabno inaan Iska gadno wana guri dhaxal ah Kuna yaalo agagarka nasrudiin( bar casho) dhanka jid marexaan
jid mareexaan ama qorax ka soo bax 1 boos ka xigo, qorax u dhax wado ayaa marta lamiga kale ee bar ubah ka soo baxa warshadaha gala nah 4 boos ka xigta wana guri 2 jidle ah
cabirkiisa
waa 13*13 ( three disho)
wana guryihii hore
Compare listings
Compare